News from Seward's Specialists/Warar ka yimid Khabiirka Seward/Noticias de los Especialistas de Seward

Somali and Spanish Translation below.

News from Science: Karen Utter

E2: We have been studying Energy and Electromagnetism. Presently we are creating electromagnets and experimenting with ways to change their strength.

E1: We are studying "Structures of Life". It's a life science kit where we look at different structures (parts) of living things and their functions. Presently we are studying seeds and plants. We have created hydroponic gardens that some classes brought back to their rooms.

Volunteers needed: I am hoping to get E1 classes out to the garden this spring. If anyone would like to volunteer, I could use many hands. No experience needed! Email: Karen.Utter@mpls.k12.mn.us to volunteer.

News from Health: Jody Volk 

High5 & Children's House are learning about the body and nutrition. They will be in the multi-purpose room from May 9 - June 2nd doing movement activities around these units.

E1 will be doing a scooter board and team building unit with me (we sit on it, it has 4 wheels) in the multi-purpose room from May 9 - June 2nd.

E2 is rollerskating in the multi-purpose room from May 9 - June 2nd. Each class should get 3 days to skate with me. They can bring their own soft wheeled roller skates if they have them (don't worry, I will have enough for everyone). Please ensure your child knows their shoe size and comes to school with socks on their Health day. They also need to wear a helmet which we have at school or they can bring their own. If they want any other safety gear like wrist guards, knee guards, etc. they need to bring their own. *Letters should have been brought home with more information on this.   

News from PhyEd: Mrs. Huff

Children’s House students just finished up playing with jump ropes. Jumping rope is a difficult skill to master so students learned a variety of ways to use the jump ropes. Ask your student some of the ways they used their jump rope. To end out the year students will be playing with a variety of equipment, having time to manipulate and use their imagination in playing as well as directed play. Kindergartners will also get to participate in the mile run as well as playing some kicking games. Remember to always have tennis shoes at school.   

 

E1 students are finishing up on a jump rope unit. Ask your students to tell you all the different ways they learned to jump in class and with different types of equipment. In May we will hopefully be utilizing the nicer weather and get outside.  Students should be prepared to do the mile run, play kickball, capture the flag and possibly pickleball. We have lots of fun activities planned to finish out the school year.  Remember to always have tennis shoes at school. 


E2 - BIKING IS COMING BACK - VOLUNTEERS NEEDED! Students are finishing up with their jump rope unit.  Fourth and Fifth grade students should be able to jump in a long twirling jump rope as well as demonstrate a variety of ways to jump with an individual jump rope. To finish out the school year we will be outside most of the time. Students will participate in the mile run as well as play kickball and capture the flag. The plan is to have biking May 25th - June 10th as long as we get enough volunteers to make it happen. Click here to sign up to volunteer and spread the word to others.  More information will be going home with students soon.
 

Warar ka yimid Sayniska: Karen Utter


E2 Waxaan ku barannay Tamarta iyo magnetyada. Hadda waxaanu samaynaynaa magnet koronto waxaanan tijaabinaynaa siyaabaha aan ku beddeli karno awooddooda.

E1 Waxaanu baranaynaa "qaab dhismeedka nolosha". Waa xirmo cilmiga sayniska-nololeedka ah oo aan ku eegayno qaababka kala duwan ee noolaha iyo hawlahooda. Hadda wakhtigan waxaanu baraneynaa abuurka iyo dhirta. Waxaan abuurnay beero-biyood taas oo fasallada qaarkood ay ku soo celiyeen qolalkoodii.

Tabarucayaal waa loo baahanyahay: Waxaan rajaynaynaa inaan fasallada E1 u soo bixino beerta gu'gan. Haddii qof doonayo inuu wakhtigiisa ku tabaruco, waxaanu u baahanahay gacmo badan. Khibrad looma baahna! Lasoo xiriir Karen.Utter@mpls.k12.mn.us.

Warar ka yimid Caafimaadka: Jody Volk 

High5 & Children's House ayaa waxay baranayaan jirka iyo nafaqada. Waxay
joogi doonaan qolka ujeedooyin badan laga bilaabo Maajo 9 - Juun 2 iyagoo samaynaya howlo dhaqdhaqaaqa intay ku jiraan cutubyadan.

E1 waxa ay aniga ila samayn doonaan scooter board iyo cutubka koox dhiska (waanu ku dul farisanaa, waxa ay leedahay 4 taayir) gudaha qolka ujeedooyinka badan laga bilaabo May 9 - June 2.


E2 waxay rollerskate ku ciyaari doonaan qolka ujeedooyinka badan laga bilaabo Maajo 9 - Juun 2. Fasal kastaa waa inuu helaa 3 maalmood oo uu ku ciyaaro skate. Waxay keensan karaan roller skate-kooda leh sheegaga jilicsan haddii ay haystaan (ha welwelina, qof walba waan u haynaa wax ku filan). Fadlan hubi in ilmahaagu garanayo cabbirka kabihiisa oo uu iskuulka la yimaad sharabaado maalinta Caafimaadka. Waxay sidoo kale u baahanyihiin inay xirtaan koofiyado aanu ku hayno iskuulka ama waxay keensan karaan mid ay iyagu leeyihiin. Haddii ay rabaan qalab kale ee badbaado ah sida ilaalinta curcurka, ilaalinta jilbaha, iwm. waxay u baahan yihiin inay keensadaan kuwo ay iyagu leeyihiin. *Waxay ahayd in guriga la keeno waraaqo ay ku qoranyihiin macluumaad dheeraad ah oo arrintan ku saabsan. 


Wararka ka yimid PhyEd: Mrs. Huff

Ardeyda Guriga Carruurta (Children’s House) ayaa waxay hadda dhammeeyeen inay ku ciyaaraan xarkaha bootinta. Xarkaha bootintu waa xirfad adag in la barto si ardaydu u bartaan habab kala duwan oo loo isticmaalo xarkaha bootinta. Waydii ardaygaaga siyaabaha ay u isticmaaleen xarkaha bootinta. Si loogu soo dhammeeyo sannadka ardaydu waxay ku ciyaari doonaan qalab kala duwan, iyagoo helaya wakhti ay wax ku maamulaan oo ay u isticmaalaan male-awaalkooda ciyaarta iyo sidoo kale ciyaarta la hagayo. Ardayda fasalka Xannaanada ayaa waxay sidoo kale heli doonaan inay ka qaybqaataan orodka maylka iyo sidoo kale inay ciyaaraan qaar ka mid ah ciyaaraha laadadka. Xusuusnow inaad had iyo jeer iskuulka ku haysato kabaha teniska.   


 

Ardayda E1 waxay sii dhamaynayaan cutubka xariga bootinta. Weydii ardaydaada inay kuu sheegaan dhammaan siyaabaha kala duwan ee ay ku barteen inay u boodaan fasalka iyo noocyada kala duwan ee qalabka. Bisha Maajo waxaanu rajaynaynaa inaan ka faa'iidaysanayno cimilada wanaagsan oo aanu dibadda u bixi doono.  Ardeydu waa in ay u diyaar garoobaan in ay ordaan orodka maylka, kubad laad in ay ciyaaraan, calanka qabso iyo haddii ay suurtagasho kubbadda pickleball. Waxaan haysanaa hawlo badan oo madadaalo ah oo loo qorsheeyay in aanu ku dhammeyno sannad dugsiyeedka.  Xusuusnow inaad had iyo jeer iskuulka ku haysato kabaha teniska. 


E2 - BAASKIIL WADASHADA AYAA SOO NOQONAYSA - TABARUCAYAAL AYAA LOO BAAHAN YAHAY! Ardayda ayaa  waxay sii dhamaynayaan cutubka xariga bootinta.  Ardayda fasalada afraad iyo shanaad waa inay awoodaan inay ku boodaan xariga bootinta bootin dheer oo wareegasho leh iyo sidoo kale inay muujiyaan habab kala duwan oo ay ugu boodaan xariga bootinta. Si aan u dhammayno sannad-dugsiyeedka waxaanu inta badan ku maqnaan doonnaa bannaanka. Ardaydu waxay ka qayb qaadan doonaan orodka maylka sidoo kale waxay ciyaari doonaan kubbada laadka iyo calanka qabso Qorshuhu waa in aan baaskiil wadno Maajo 25 - Juun 10 markasta oo aan heli karno tabaruceyaal nagu filan si ay taasi u dhacdo. Halkan guji si aad isu diiwaangeliso si aad wakhtigaaga ugu tabarucdo oo dadka kalena u soo sheeg.  Macluumaad intaas ka badan ayaa ardayda guriga loogu soo dhiibi doonaa dhawaan

Noticias de Ciencia: Karen Utter


E2 Hemos estado estudiando Energía y Electromagnetismo. Actualmente estamos creando electroimanes y experimentando con formas de cambiar su fuerza.



E1 Estamos estudiando "Estructuras de la Vida". Es un kit de ciencias de la vida en el que observamos diferentes estructuras (partes) de los seres vivos y sus funciones. Actualmente estamos estudiando semillas y plantas. Hemos creado jardines hidropónicos que algunas clases llevaron a sus salones.


Se necesitan voluntarios: Espero llevar a las clases de E1 al jardín esta primavera. Si alguien quisiera ser voluntario, me vendrían bien muchas manos. ¡No se necesita experiencia! Para ser voluntario, escriba un correo electrónico a: Karen.Utter@mpls.k12.mn.us.

Noticias de Salud: Jody Volk


High5 & Children's House están aprendiendo sobre el cuerpo y la nutrición. Estarán en el salón de usos múltiples del 9 de Mayo al 2 de Junio realizando actividades de movimiento alrededor de estas unidades.



E1 estará construyendo una tabla de scooter, trabajando en equipo conmigo (nos sentamos en ella, tiene 4 ruedas) en el salón de usos múltiples del 9 de Mayo al 2 de Junio.


E2 patinará en el salón de usos múltiples del 9 de Mayo al 2 de Junio. Cada clase tendrá 3 días para patinar conmigo. Pueden traer sus propios patines de ruedas blandas si los tienen (no se preocupen si no, tendré suficientes para todos). Asegúrese de que su hijo conozca su talla de zapatos y venga a la escuela con calcetines en el día de la Clase de Salud. También necesitarán usar casco, tenemos en la escuela o pueden traer el suyo propio. Si quieren cualquier otro equipo de seguridad como muñequeras, rodilleras, etc., deben traer el suyo propio. *Deberían haber traído cartas a casa con más información sobre esto.


Noticias de Educación Física: Sra. Huff


Los estudiantes de Children's House acaban de terminar de jugar con las cuerdas para saltar. Saltar la cuerda es una habilidad difícil de dominar, por lo que los estudiantes aprendieron una variedad de formas de usar las cuerdas para saltar. Pregúntele a su estudiante algunas de las formas en que aprendió a usar su cuerda para saltar. Para finalizar el año, los estudiantes jugarán con una variedad de equipos, tendrán tiempo para manipular y usar su imaginación al jugar libremente, así como también en juegos dirigidos. Los niños de kindergarten también podrán participar en la carrera de una milla y jugar algunos juegos de patadas. Recuerda siempre tener tenis en la escuela.


Los estudiantes de E1 están terminando la unidad de saltar la cuerda. Pida a sus alumnos que le cuenten todas las diferentes formas en que aprendieron a saltar en clase y con diferentes tipos de equipos. En Mayo, con suerte, aprovecharemos el clima más agradable y saldremos al aire libre. Los estudiantes deben estar preparados para correr una milla, jugar kickball, capturar la bandera y posiblemente pickleball. Tendremos muchas actividades divertidas planeadas para terminar el año escolar. Recuerda siempre tener tenis en la escuela.


E2 - EL BICICLETA ESTÁ DE REGRESO - ¡SE NECESITAN VOLUNTARIOS! Los estudiantes están terminando con la unidad de saltar la cuerda. Los estudiantes de cuarto y quinto grado deben ser capaces de saltar en la cuerda larga y giratoria, así como demostrar una variedad de formas de saltar con una cuerda individual. Para terminar el año escolar estaremos afuera la mayor parte del tiempo. Los estudiantes participarán en la carrera de una milla, jugarán kickball y capturarán la bandera. El plan es tener ciclismo del 25 de Mayo al 10 de Junio, siempre y cuando tengamos suficientes voluntarios para que esto suceda. Haga clic aquí: here para inscribirse como voluntario y corra la voz a otros. Más información se enviará a casa con los estudiantes pronto.

 

------------------------------------------------------------------------- 
 
Subscribe to the Seward Splash Blog: https://feedburner.google.com/fb/a/mailverify?uri=SewardSplash   

 

 

Comments

Popular posts from this blog

Seward Family Storytime - Feb 2nd with Principal Ana Bartl / Miércoles por la noche en febrero/marzo / Fiidadka maalmaha Arbacada Febraayo/Maarso

Parent Liason News from Kerry Cashman

Read Around: E2 students recommended books!